UPCOMING COURSES
koorsooyinka soo socda




Quick, Easy, and Effective: 15 Minutes to Better English.
Learning often happens in classrooms but it doesn’t have to, use Rugta barashada to advance your English.
- Furaha Aqoonta: Luuqadda waa furaha aqoonta iyo tacliinta. Luuqadda oo aad si Fiican u barataa waxay kuu sahleysaa inaad barato xirfad kasta iyo cilmi kasto oo aad rabto inaad barato waliba si fudud.
- Dhageyso xilli kasta Ku dhageyso oo ku baro cashirkaada meelkasta ayo wakhti kasta oo aad firaaqo hesho. maalintii 20 daqiiqo kaliya hadaad dhageysato wax badan ayaan ku baran kartaa.
- Cashiro Live ah Cashirada waxay Isugu jiraan kuwo live ah oo marka la bixinayo aad su'aalo weydiin karto iyo kuwo duuban oo xilligii aad firaaqo hesho aad qaadan karto.
Furaha Aqoonta
Dhageyso xilli kasta
Cashiro Live ah
Speak English with confidence, learn at your own pace and unlock the power of English - one word at a time.
Si kalsooni leh ugu hadal Ingiriisiga, ku baro xawaarahaaga oo fur awoodda Ingiriisiga - hal kelmad markiiba
Our easy-to-follow lessons help you improve your English in as little as 15 minutes a day. Whether you're a beginner or looking to refine your skills, we've got the tools to help you succeed.
Join a community of 3,000+ English Learners Like You
-
Flexible Learning
ku qaado cashirkaada wakhti kasta oo aad firaaqo hayso iyo goob walba oo aad joogto. anagoo kuu diyaarinay qaab kuu sahlaya la socodka cashirkaada.
-
Track Your Progress
La soco horumarkaada. marka aad ku soo biirto rugtabarashada waxaad awoodi doontaa in aad ugu hadasho luuqada si kalsooni leh adigoo si Fiican u fahmi doona luuqadda laguna fahmi doono goob kasta iyo xaalad kasta.
-
Ku soo biir Rugtabarashada
Waxaan kuu haynaa koorsooyin kuu fududeyn doona barashada luuqadda English ka - annagoo diirada saareyna Naxwaha, wada sheekeysiga, erayada cusub iyo ku hadalka luuqadda.
Rugtabarashada Success Stories
Real students, real results
Fartuun
tan iyo intaan bilaabay inaan ku xidhnaado koorsooyinkaada, English Kayga aad ayuu u fiicnaaday. naxwaheyga, vocabularigeyga iyo xataa pronounciation keyga aad ayuu u fiicnaaday.
Abdirisaaq
Waxaan dareemaa kalsooni badan markaan ku hadlayo English, fahamkeygana aad ayuu u fiicnaaday markii aan kaatay koorsadaada "The 12 tenses" waan kaag mahadcelinayaa in badan dadaalkii aad ku bixisay.
Ishwaaq
Isma dhaheynin English sidan ayuu u fudud yahay. in badan ayaan isku dayey inaan barto balsę waan ku guuleysan waayey. laakiin markaan qaatay koorsadaada aad ayuu iigu fududaadey. waxaa fiicneyd inaan marhore heli lahaa qof saan camal ii baro. Mahadsanid
What are the benefits of learning English?
- Improved Communication Skills: Learners can enhance their speaking, listening, reading, and writing abilities, which are essential for effective communication in both personal and professional settings.
- Academic Success: English is often the primary language of instruction in higher education worldwide. A strong command of English can enhance learners' academic performance and access to opportunities
- Increased Confidence: As learners progress, they gain confidence in using English in real-life situations, which helps reduce fear or anxiety around speaking the language.
- Job Opportunities: Proficiency in English is a valuable skill in the global job market. Many jobs require or prefer candidates with strong English skills, especially in multinational companies.
- Social Connections: Knowing English opens doors to making friends, participating in global conversations, and connecting with people from different backgrounds.
- Cultural Understanding: English courses often include cultural lessons that help learners understand English-speaking countries' customs, traditions, and context, making communication more effective and respectful.
- Vocabulary Expansion: Courses provide exposure to new words and expressions, helping learners build a more robust vocabulary, which is crucial for fluency.
- Access to Information: English is the dominant language on the internet. Learners can access a wealth of knowledge, entertainment, and resources that are primarily available in English.